HomeWararFaah faahin: Nin gowracay wiil uu Abti u ahaa dhaawacna u geystay...

Faah faahin: Nin gowracay wiil uu Abti u ahaa dhaawacna u geystay walaashiis

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Nin ku hubeysan tooreey ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac ka geystay gudaha xerada Qaxootiga Xagardheer oo ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, waxaana falkaas oo ahaa mid naxdin leh kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah. Ninka oo watay mindi ayaa marka hore la sheegay inuu gowracay wiil yar oo da’diisa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin ku hubeysan tooreey ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac ka geystay gudaha xerada Qaxootiga Xagardheer oo ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, waxaana falkaas oo ahaa mid naxdin leh kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah.

Ninka oo watay mindi ayaa marka hore la sheegay inuu gowracay wiil yar oo da’diisa lagu tilmaamay hal sanno jir ah oo uu tooreey qeybaha sare ee uga dhuftay, isla markaana waxaa halkaas ku geeriyooday durbadii wiilkii yaraa.

- Advertisement -

Sidoo kale ninka ayaa toorey iyo masaar ku dhuftay haweeney walaashiis aheyd oo dhashay canuga yar ee uu marka hore dilay, waxaana goobta laga qaaday haweeneyda oo dhaawac halis ah uu soo gaaray, iyadoona la geeyay isbitaal.

Qaar kamid ah dad goobjoogayaal ah oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in ninka falkan arxan-darrada ah ku dhaqaaqay oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cabdullaahi, uu isticmaali jiray waxyaabaha maanka dooriya.

Illaa iyo hadda ma cadda sababta falkan ka dhacay xerada Qaxootiga Xagardheer ka dambeysay, hase ahaatee ninka falkan geystay oo baxsaday ayaa la sheegay inuu aad u isticmaali jiray Maandoriyaha noocyadiisa kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts