HomeWararMaamulka G/Banaadir iyo laamaha Amniga oo kulan ka yeeshay Amniga Muqdisho

Maamulka G/Banaadir iyo laamaha Amniga oo kulan ka yeeshay Amniga Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ganaraal Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiye ku-Xigeenka Amniga, siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan ku saabsan dardaaran iyo dhiiraglin la qaatay saraakiisha iyo ciidanka Booliska ee  u xil saaran ilaalinta sugida Amniga ee xarunta Aqalka Dowllada Hoose […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ganaraal Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiye ku-Xigeenka Amniga, siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan ku saabsan dardaaran iyo dhiiraglin la qaatay saraakiisha iyo ciidanka Booliska ee  u xil saaran ilaalinta sugida Amniga ee xarunta Aqalka Dowllada Hoose Xamar.

Kulankan oo uu goob joog ka ahaa taliyaha cusub ee Ciidanka Birimadka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Duqa Muqdisho Madaale iyo Taliye Ciidanka Boliiska Soomaaliya waxa ay fareen ciidanka ay kulanka la qaateen in ay muujiyaan foojignaan dheeri ah.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka iyo Taliyaha ayaa ku boggaadiyay ciidanka sida dhiiranaanta leh oo ay u fashiliyeen weerarkii ay Al-Shabaab 22-January ee sanadkan kusoo qaadeen xarunta Gobolka Banaadir.

Ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa mid wanaagsan, inkastoo jimcihii lasoo dhaafay uu qarax Is-miidaamin ah ka dhacay guri ku yaalla xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga, waxaana qaraxaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday saraakiil iyo Askar ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka.

Latest stories