HomeWararSiyaasiyiin iyo Isimada Dhaqanka oo ku qul-qulaya Magaalada Garoowe

Siyaasiyiin iyo Isimada Dhaqanka oo ku qul-qulaya Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Garoowe, ee caasimadda maamulka Puntland, waxaa ku sii qulqulaya siyaasiin iyo madax dhaqameed ujeedkoodu uu yahay xal u helidda gacan ka hadalkii dhawaan Garoowe ka dhacay. Tan iyo shalay waxaa Magaaladaasi gaarayay Salaadeen iyo waxgarad, kuwaasi oo u jeedkooda ugu weyn yahay sidii xal looga gaaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday maamulka Punltland. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe, ee caasimadda maamulka Puntland, waxaa ku sii qulqulaya siyaasiin iyo madax dhaqameed ujeedkoodu uu yahay xal u helidda gacan ka hadalkii dhawaan Garoowe ka dhacay.

Tan iyo shalay waxaa Magaaladaasi gaarayay Salaadeen iyo waxgarad, kuwaasi oo u jeedkooda ugu weyn yahay sidii xal looga gaaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday maamulka Punltland.

- Advertisement -

Isimada ayaa doonaya inay isku soo dhaweeyaan Madaxweynaha Maamulkaasi Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Mucaaradka, oo isku haya doorashada qof iyo cod ee uu hor boodayo Madaxweynaha Maamulkaasi.

Islaan Bashiir Islaan Cabdille ayaa ka mid ah madax dhaqameedka ilaa iyo hadda gaaray Garoowe, iyadoo maantana la filayo in ay halka tagaan Isimo kale iyo siyaasiin ay ka mid yihiin ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo horeyna u soo noqday madaxweynaha Puntland.

Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka iyo Isimada Gaaray Garoowe ayaa la filayaa inay labada dhinac isku soo dhaweeyaaan oo heshiis lagu dhammeeyo xaaladda taagan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts