HomeWararMadaxweyne ku xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyey kulan wadatashi ah

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyey kulan wadatashi ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa shir guddomiyay Shirka wadatashiga Hiigsiga Qarni-Jirka 2060 ama Vision 2060. Shirkaan ayaa waxaa sido kale qayb ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug iyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka (NEC) oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud Ee Golaha, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane […]

- Advertisement -

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa shir guddomiyay Shirka wadatashiga Hiigsiga Qarni-Jirka 2060 ama Vision 2060.

Shirkaan ayaa waxaa sido kale qayb ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug iyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka (NEC) oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud Ee Golaha, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Hassan Adam Hosow.

- Advertisement -

Shirkaan waxaa diirada lagu saray ahmiyada Hiigsiga uu u leeyahay horumar ka dalka iyo diyaarinta fulinta Hiigsiga,madaxweyne kuxigeenka  ayaa soo dhoweeyay Hiigsiga fog, waxuuna ballan qaadeen in Galmudug ay ka qeyb-qaadanayso Hiigsiga Qarni-jirka 2060 ama Vision 2060.

Latest stories