HomeWararQ/Midoobay oo Dhambaal la xiriira 1-da Luuliyo u dirtay dadka Soomaaliyeed

Q/Midoobay oo Dhambaal la xiriira 1-da Luuliyo u dirtay dadka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing ayaa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyaysay Xuska sanad guurada 63aad ee madax-banaanida Soomaaliya, iyada oo  ku ammaantay dowladda sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan.

Catriona Laing oo Qoraal kasoo saartay Xafiiskeeda UN-ka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay inay xaqiijinayaan taageerada Qaramada Midoobay, si loo xaqiijiyo Soomaaliya loo dhan yahay, nabadoon oo barwaaqo ah.

- Advertisement -

“Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan salaamayaa dadka Soomaaliyeed, waxaana mar kale xaqiijinayaa taageerada Qaramada Midoobay si loo xaqiijiyo Soomaaliya loo dhan yahay, nabadoon oo barwaaqo ah” ayay tiri Ergeyga Catriona Laing.

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa Maanta looga dabaal-deggayaa Munaasabadda sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee 1-da Luuliyo.

Latest stories