HomeWararSaraakiisha Hay'adaha ammaanka oo yeeshay kulan ku aaddan Sugidda amniga ee Maalmaha...

Saraakiisha Hay’adaha ammaanka oo yeeshay kulan ku aaddan Sugidda amniga ee Maalmaha dabaaldegga

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxda hay’adaha amaanka iyo saraakiisha howlgalka ciiltire aya isugu yimid shir xasaasi ahaa oo ku aaddan ammaanka guud ee Caasimadda iyo sidii Taliska ciidanka boliiska soomaaliyeed ay u laba jibbaari lahaayeen sugidda Amniga.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa shir guddoomayey shirka Amniga iyo Xasiloonida ee Maalmaha Ciida iyo Asbuuca Xuriyada, iyada oo ay shirka Ka soo qeybgaleen Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska, Saraakiil.

- Advertisement -

Sidoo shirka waxaa joogay Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir. Waxaa qayb ka ahaa Saraakiisha Hoggaaminaysa Howlgalka Ciiltire ee Boliiska, Nisa iyo Polizia Militare kuwaas oo loogu talagalay Amniga Caasimada iyo daafaheeda.

Kulanka ayaa daaranaa, in la xog wareysto Saraakiisha Howlgalka Ciiltire, iyo Dardargalinta Amniga iyo Xasiloonida Caasimada markasta gaar ahaan inta lagu guda jiro Maalmaha Ciida iyo Todobaadka Xuriyadda si Ummada soomaaliyeed ugu xafladeeyaan si nabad ah.

usbuucaan ayaa kusoo aaday labo debbaal deg oo waa weyn, waxaana kulmay maalmaha Xorriyadda iyo maalmaha Ciidda, taasi oo keentay in dadaal dheeraad ah ay bixiyaan saraakiisha ammaanka.

Latest stories