HomeWararQaramada Midoobay oo soo saartay digniin Culus oo ku socota Dalal ay...

Qaramada Midoobay oo soo saartay digniin Culus oo ku socota Dalal ay Soomaaliya ku jirto

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qaar ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa dhacayaan gaajo iyo dhibaatooyin caafimaad, oo ay sababeen abaaraha, isbedelka cimilada iyo colaadaha ka jira gobolkaas. Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay, in illaa todoba dal oo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa dhacayaan gaajo iyo dhibaatooyin caafimaad, oo ay sababeen abaaraha, isbedelka cimilada iyo colaadaha ka jira gobolkaas.

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay, in illaa todoba dal oo ku yaalla Bariga Afrika oo ay ka mid yihiin, Djibouti, Ethiopia, Soomaaliya, South Sudan, Sudan iyo Uganda, inay haatan soo foodsaartay xaalad daran oo cunto yaraan ah, taas oo aan hore loo arag.

- Advertisement -

WFP ayaa sheegtay in ku dhowaad 60 milyan oo qof oo ku nool gobolkaasi inaanay haysanin cunto ku filan, waxaana taasi ay ku khasabtay qoysas badani inay iska iibiyaan xoolihii ay dhaqan jireen, iyaga oo qabatimay dhaqano aan haboonayn, si ay u helaan cunto ay ku badbaadaan.

Marka loo eego cabirada ay Qaramada Midoobay u isticmaasho heerka sugnaanta cuntada, heerka afraad ayaa lagu cabiraa, marka ay bulshada soo foodsaarto cunto yari aad u daran, isla markaana ay halis ugu jiraaan inay u dhintaan gaajo, halka heerka shanaadna lagu cabbiro marka ay dadku macaluulsan yihiin isla markaana ay gaadheen heerka macaluusha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts