HomeWararHay'ado dal baday in baaritaan Madax-banaan lagu sameeyo Shil ay ku dhinteen...

Hay’ado dal baday in baaritaan Madax-banaan lagu sameeyo Shil ay ku dhinteen Gabdho Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qoysaska shantii gabdhood ee Soomaalida ahaa ee dhowaan ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka iyo hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka, ayaa dalbaday in baaritaan madax banaan lagu sameeyo wixii sababay iyo ciddii ka dambeysay shilkaasi. Waxaa ay sheegeen inaysan ku qanacsanayan baaritaanka booliska magaalada Minneapolis maaddaama sida […]

- Advertisement -

Qoysaska shantii gabdhood ee Soomaalida ahaa ee dhowaan ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka iyo hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka, ayaa dalbaday in baaritaan madax banaan lagu sameeyo wixii sababay iyo ciddii ka dambeysay shilkaasi.

Waxaa ay sheegeen inaysan ku qanacsanayan baaritaanka booliska magaalada Minneapolis maaddaama sida hay’addu sheegtay in kiisku ku leeyahay nin askari ah oo ka tirsan booliska magaaladaas. Jeylaani Maxamed Xuseen oo ah guddoomiyaha hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka ee CAIR ayaa arrintaas uga warramay BBC.

- Advertisement -

waxaana uu sheegay in ilaa iyo hadda aysan ku qancin sida ay wax u baarayaan hay’adaha ammaanka, isagoo sheegay in loo baahan yahay in la helo baaritaan ka madax bannaan kan hay’adda Ammaanka.

Latest stories