HomeWararShirka Garsooreyaasha Dalka oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Shirka Garsooreyaasha Dalka oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka kaas oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay iskugu yimaadaan Garsooreyaasha kala duwan ee Maxkamadaha dalka, ayaa diiradda lagu saaraa mawaadiicda ahmiyadda u leh hawlaha shaqo ee Garsoorka, waxaana shirkan maanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka kaas oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho.

Shirka oo ay iskugu yimaadaan Garsooreyaasha kala duwan ee Maxkamadaha dalka, ayaa diiradda lagu saaraa mawaadiicda ahmiyadda u leh hawlaha shaqo ee Garsoorka, waxaana shirkan maanta loogga hadlayaa mideynta qaabka iyo qorista xukunnada.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa kaloo looga arrinsanayaa habraaca dacwadaha been abuurka ah, iyo weliba fulinta dacwadaha iyo u sinnaanta caddaaladda, waxaana halkaas lagu soo bandhigayaa cilmi baadhisyo kala duwan oo laga sameeyey mawaadiicda uu ku saabsan yahay shirku.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed oo furitaankii Shirka hadal ka jeediyey, ayaa carabka ku adkeeyey in  shirkani uu ahmiyad weyn u leeyahay fududeynta xil gudashada garsoorka iyo tayeynta adeegyada caddaaladeed ee uu bulshada  u qabto  iyo in  faham middaysan laga yeesho dabaqida iyo tafsiirka qawaaniinta kala duwan ee dalka si kor looggu qaado adeega cadaaladdeed ee Garsoorka dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts