HomeWararGaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Miino kula Qaraxday Gedo &...

Gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Miino kula Qaraxday Gedo & Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Qarax sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta ka dhacay degaanka Uunsi oo udhaxeeyo degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, sida ay sheegayan wararka aan ka heleyno halkaasi.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxa uu haleelay Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah, oo la tilmaamay inay safar ahaayeen, waxaana qaraxu ku qabsaday xilli ay marayeen deegaanka Uunsi.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday qaraxa, halka saddex qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo dhammaantood ahaa dad shacab oo saarnaa gaariga uu qaraxu haleelay, dad ayaa gurmad u sameeyay dhaawacyada oo loo qaaday Doolow.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxaya Maamulka Jubbaland iyo kan Gobolka Gedo oo ay uga hadlayaa qaraxaan khasaaraha dhaliyey ee Maanta ka dhacay degaanka Uunsi oo udhaxeeyo Baladxaawo iyo Doolow ee Gobolka Gedo.

Latest stories