HomeWararDEG DEG: Weerar Qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday xero Ciidan ku...

DEG DEG: Weerar Qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday xero Ciidan ku taalla Baardheere

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in goor dhow halkaas ay ka dhaceen qaraxyo Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu weeraray xero ciidan oo ku taalla degmadaasi. Weerarka oo ahaa mid qaraxyo ku bilowday ayaa lala beegsaday xero lagu tababaro ciidanka dowladda Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in goor dhow halkaas ay ka dhaceen qaraxyo Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu weeraray xero ciidan oo ku taalla degmadaasi.

Weerarka oo ahaa mid qaraxyo ku bilowday ayaa lala beegsaday xero lagu tababaro ciidanka dowladda Federaalka oo ku taalla degmada Baardheere, waxaana xilligii uu weerarka dhacaayay xerada ka socday tababar la siinayo dhalinyaro farabadan.

- Advertisement -

Rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la tilmaamay inay gudaha u galeen xerada oo ay ka dhex dagaalamayaan, isla markaana waxaa weerarka ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah, inkastoo aan illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha inta uu la egyahay.

Jugta qaraxyada ayaa laga maqlay gebi ahaan Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana xaalad cakiran ay jirtaa xerada weerarka lagu qaaday oo lagu magacaabo ADC, iyadoona ay ku sugnaayeen dhalinyaro loo diyaarinayo kamid noqoshada ciidanka dowladda iyo xoreynta gobalka Jubada Dhexe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts