HomeWararGuddoomiye ku-xigeen iyo imaam Masjid oo ku geeriyooday Weerar ka dhacay Gobolka...

Guddoomiye ku-xigeen iyo imaam Masjid oo ku geeriyooday Weerar ka dhacay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar koox hubaysan ay ku qaadeen degaan hoos yimaada magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhiamsho iyo dhaawac. Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaa tilmaamaya in Seddex ruux ay ku dhimatay laba kalena waa ku dhaawacmeen weerar ka dhacay deegaanka Daaru-salaam, warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar koox hubaysan ay ku qaadeen degaan hoos yimaada magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhiamsho iyo dhaawac.

Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaa tilmaamaya in Seddex ruux ay ku dhimatay laba kalena waa ku dhaawacmeen weerar ka dhacay deegaanka Daaru-salaam, warar kala duwan ayaana kasoo baxaya weerarkaasi.

- Advertisement -

Dadka ku dhintay weerarkaasi lagu qaaday degaanka ayaa ku jira Guddoomiye ku-xigeenkii deegaanka la wareeraray iyo imaam masaajid, oo ka mid ahaa dadka degaankaasi.

Xaaladda ayaa ah mid aad u kacsan, waxaana dadka degaanka ay soo sheegayaan in mashaqadan ay salka ku hayso aano-qabiil.

Wali ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Gobolka, oo ay kaga hadlayaan weerarkaasi khasaaraha dhaliyay, waxaaan Gobolka Mudug kusoo laalaabta dagaalada salka ku haya aanooyinka qabiil.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts