HomeWararMaxay kawada hadleen Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiye Aadan Madoobe?

Maxay kawada hadleen Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiye Aadan Madoobe?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan gaar ah la qaatay madfaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Kulanka laabda Masuul ayaa ahaa mid  is xog-wareeysi ah, waxaana maal mihii lasoo dhaafay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaaliya Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan gaar ah la qaatay madfaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka laabda Masuul ayaa ahaa mid  is xog-wareeysi ah, waxaana maal mihii lasoo dhaafay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed uu waday kulamo gaar gaar ah.

- Advertisement -

Kulankan ayaa lagu lafaguray xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro dagaalamaaayasha Al-Shabaab iyo arrimo kale oo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Dastuurka iyo shuruucda hor tebinta leh ee hor yaalla Golaha Shacabka Baarlamanaka Fedraalka Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha Jamhuuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, waxaana ay ka wada hadleen arrimo ay qayb ka ahaayeen: dastuurka, hannaanka doorashooyinka, muddo kororsiga, xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, arrimaha la dagaallanka Alshabaab, arrinta Gedo, colaadda Laascaanood iyo colaadaha kasoo cusboonaaday qaybo ka mida gobollada dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts