HomeWararGiriiga oo maxkamadayna rag loo haysto, markabkii ay dadka badani ku dhinteen

Giriiga oo maxkamadayna rag loo haysto, markabkii ay dadka badani ku dhinteen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sagaal qof oo u dhashay dalka Masar ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Giriiga, iyada oo lagu soo oogay dacwado ku saabsan, ka ganacsiga bini’aadanka ama arrimaha la xidhiidha tahriibka. Eedaysanayaashan ayaa loo haystaa inay ku lug lahaayeen, tahriibinta dadkii ku dhintay markabkii ku degey xeebaha Giriiga, ee ay dadka badani ku dhinteen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sagaal qof oo u dhashay dalka Masar ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Giriiga, iyada oo lagu soo oogay dacwado ku saabsan, ka ganacsiga bini’aadanka ama arrimaha la xidhiidha tahriibka.

Eedaysanayaashan ayaa loo haystaa inay ku lug lahaayeen, tahriibinta dadkii ku dhintay markabkii ku degey xeebaha Giriiga, ee ay dadka badani ku dhinteen. Markabka degey ayay ku dhinteen 79 qof oo muhaahiriin ah, halka tiro kale oo aad u badanna aan weli laga warqabin meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.

- Advertisement -

Dhimashada tahriibayaashan oo noqotay, tii ugu xumayd ee ka dhacda xeebaha dalka Giriiga, sannadahan u dambeeyey, ayaa dood adag ka dhex dhalisay gudaha dalkaas, iyada oo dhaleecayn xooggan loo jeediyey ciidamada ilaalada xeebaha, waxaana lagu dhaliilayaa inay jireen tallaabooyin ay qaadi kari lahaayeen, si looga baaqsado in doontaasi ay degto.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts