HomeWararCiidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland oo Garoowe ku dagaalamaya

Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland oo Garoowe ku dagaalamaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in dagaal Culus uu ka qarxay magaaladaasi,waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaasta. Rasaasta la maqlayo ayaa u dhexeysa Ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada mucaaradka oo maalmihii lasoo dhaafay isku hor fadhiyay qaybo ka mid ah Magaalada. Dagaalka ayaa lasoo sheegaya inuu ka bilowday xaafado ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in dagaal Culus uu ka qarxay magaaladaasi,waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaasta.

Rasaasta la maqlayo ayaa u dhexeysa Ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada mucaaradka oo maalmihii lasoo dhaafay isku hor fadhiyay qaybo ka mid ah Magaalada.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa lasoo sheegaya inuu ka bilowday xaafado ay ka midyihiin Xaafadda Kowda Agoust,Baarlamaanka illaa jidka Soddonka ee magaalada Garoowe, waxaana taagan cabsi aad u weyn oo dadka degaanka soo foodsaartay.

Sidoo kale Fadhiga Baarlamanka Puntland ayaa hadda furmay, iyada oo sida hore loo shaaciyey ajanduhu yahay dhegeysiga warbixinnada guddiyada.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts