HomeWararQoorqoor "Doorasho qof iyo cod ah waan qaban karnaa hadaan nahay Reer...

Qoorqoor “Doorasho qof iyo cod ah waan qaban karnaa hadaan nahay Reer Galmudug”

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa lagu soo xiray shir muddo laba maalmood ah ka socday, kaas oo looga hadlayey sida dowlad loo dhan yahay ay uga hanaqaadi karto guud ahaan deegaannada Galmudug, islamarkaana loo gaari karo doorasho qof iyo cod ah oo laga qabto maamulkaasi. Ka qeybgaleyaasha shirka ayaa dhageystay daraasado laga sameeyey dadaalka […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa lagu soo xiray shir muddo laba maalmood ah ka socday, kaas oo looga hadlayey sida dowlad loo dhan yahay ay uga hanaqaadi karto guud ahaan deegaannada Galmudug, islamarkaana loo gaari karo doorasho qof iyo cod ah oo laga qabto maamulkaasi.

Ka qeybgaleyaasha shirka ayaa dhageystay daraasado laga sameeyey dadaalka loo soo maray in maamul laga yagleelo deegaannada Galmudug, iyo sidii loo tayeyn lahaa nidaamka dowladnimo ee deegaannadan ka hanaqaaday.

- Advertisement -

Shirka oo ay soo diyaarisay Xarunta Cilmi-baarista iyo Wadahadallada Galmudug ee GRD, ayaa waxaa qayb ak ahaa masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedka Galmudug, axaana ka qayb galay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka.

Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo Goobta ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa sheegay in maamlka Galmduug uu u diyaar garoobay dooarsho qof iyo cod ah.

“Doorasho qof iyo cod ah waan qaban karnaa hadaan reer Galmudug nahay sidda aan ugu diyaarsannahay ma jiro cid ugu diyaarsan” ayuu yiri Axmed Kaariye Qoorqoor Madaxweynaah maamulka Galmduug.

Latest stories