HomeWararMadaxweyne Geelle oo farriin u diray dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan

Madaxweyne Geelle oo farriin u diray dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaamiyaha milatariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan. Wicitaankan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa maalmo ka dib shir madaxeedka 14-aad ee Ururka IGAD oo ka dhacay dalka Jabuuti. Labada hoggaamiye ayaa waxay ka waada hadleen xaaladihii ugu danbeyay ee dalka Suudaan, sida dagaallada maalmihii ugu dambeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaamiyaha milatariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan.

Wicitaankan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa maalmo ka dib shir madaxeedka 14-aad ee Ururka IGAD oo ka dhacay dalka Jabuuti.

- Advertisement -

Labada hoggaamiye ayaa waxay ka waada hadleen xaaladihii ugu danbeyay ee dalka Suudaan, sida dagaallada maalmihii ugu dambeeyay dalkaas ka jiray ee sababay barakaca dadka shacabka ah.

Madaxweynaha Jabuuti oo ah guddoomiyaha urur-goboledka IGAD ayaa isaga oo fursaddan ka faa’iideysanaya waxa uu labaada dhinac ee ku dagaallamaya Suudaan ugu baaqay inay nabad iyo wada hadal ku dhammeeyaan xiisadda, una hoggaansamaan dhexdhexaadinta uu ururku wado.

Madaxweyne Gellee ayaa ka mid ah afarta madaxweyne ee IGAD ka tirsan ee loo xil saaray wax ka qabashada dhibaatada Suudaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts