HomeWararMW Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed oo kulan gaar ah ku...

MW Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed oo kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah xalay ku yeeshay madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya. Kulankan ayaa dabo socda kulamo Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed  uu muddadaan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ujeedadoodu tahay sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha siyaasadeed ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah xalay ku yeeshay madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya.

Kulankan ayaa dabo socda kulamo Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed  uu muddadaan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ujeedadoodu tahay sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha siyaasadeed ee ka taagan dalka.

- Advertisement -

Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa ka mid ahaa siyaasiyiin horay usoo saaray qoraal xambaarsan aragtidooda ku aaddan heshiiski ay wada gaareen MWQ.

Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sh Ahmed ayaa Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud kala hadlay arrimaha dastuurka, hannaanka doorashooyinka, muddo kororsiga, xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, arrimaha la dagaallanka argagixisada, arrinta Gedo, colaadda Laascaanood iyo colaadaha kasoo cusboonaaday qaybo ka mida gobollada dalka.

Latest stories