HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay degaan ka tirsan Dowlad degaanka Soomaali galbeed, waxaana ka dhashay dhimasho iyi dhaawac sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay. Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, halka ay 25 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib markii […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay degaan ka tirsan Dowlad degaanka Soomaali galbeed, waxaana ka dhashay dhimasho iyi dhaawac sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay.

Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, halka ay 25 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib markii uu shil tareen uu ka dhacay qabalaha Ceel-baxay oo ka tirsan degmada Shiniile ee gobolka Siti ee dawlad deegaanka Soomaalida Galbeed.

- Advertisement -

Shilkan ayaa yimi ka dib markii tareen ka yimi dalka Djibouti ay isku dhaceen, Gaari nooca xamuulka ah oo ku sugnaa wadada tareenka.

Ku Xigeenka Duqa magaalada Shiniile Zakariye Maxamed Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay sida uu u dhacay Shilkaasi, waxaana uu sheegay in haatan lala tacaalayo xaaladda dadkii ku dhaawacmay shilka.

Latest stories