HomeWararMaxkamad lasoo taagay Rag loo soo qabtay Tacadi Boosaaso loogu geystay Qoys

Maxkamad lasoo taagay Rag loo soo qabtay Tacadi Boosaaso loogu geystay Qoys

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta la horgeeyay 5 nin oo dhallinyaro oo ku eedeysan ku xad-gudubka qoys ay gurigooda u dhaceen xilli habeen ah toddobaadkii hore magaalada Boosaaso, kaddibna ay ka duubeen muuqaallo caro dhaliyay. Dhammaan shanta eedaysane ee Maanta la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Bari ayaa sida la caddeeyay qiraal ku ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta la horgeeyay 5 nin oo dhallinyaro oo ku eedeysan ku xad-gudubka qoys ay gurigooda u dhaceen xilli habeen ah toddobaadkii hore magaalada Boosaaso, kaddibna ay ka duubeen muuqaallo caro dhaliyay.

Dhammaan shanta eedaysane ee Maanta la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Bari ayaa sida la caddeeyay qiraal ku ah kiiskan, kadib baaritaan ay ku samaysay waaxda C.I.D, ka hor inta loo gudbin maxkamadda.

- Advertisement -

Laamaha ammaanka Maamulka dowlad Goboleedka Puntland iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn uga horyimid tallaabada dhallinyaradan ay ku kaceen, taas oo keentay si dhaqso ah in loo soo xiro, saakana maxkamad la soo istaajiyo.

Falka muuqaalka looga duubay qoyska oo ku baahay baraha bulshadda ayaa muujinayay dhalinyaradda la horgeeyay Maxkamadda oo si tacadi ah  iyo hanjabaad ugu geysanaya qoyska ay gurigooda iyaga oo hurda u dhaceen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts