HomeWararMaxay ka hadleen Madaxweyne Lafta-gareen iyo Ergayga cusub ee Q/Midoobey

Maxay ka hadleen Madaxweyne Lafta-gareen iyo Ergayga cusub ee Q/Midoobey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay. Madaxweyne Laftagareen oo qaabilaada ay ku wehlinayeen Wasiiro, La-Taliyaal iyo Agaasimaha Madaxtooyada ayaa Ergeyga Cusub Qaramada Midoobay kala hadlay Arimo ay kamid ahayeen taagerida wajiga 2-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay.

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilaada ay ku wehlinayeen Wasiiro, La-Taliyaal iyo Agaasimaha Madaxtooyada ayaa Ergeyga Cusub Qaramada Midoobay kala hadlay Arimo ay kamid ahayeen taagerida wajiga 2-aad ee Dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay inta uu socday xoojinta Hirgelinta Mashariicda Hormarineed iyo sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha kusoo noq-noqday Deeganada Koonfur Galbeed.

Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing, ayaa ugu mahadcelisay Madaxweyne Laftagareen iyo Gollaha Wasiirada soo dhoweynta ay usameeyeen waxaan ay Tilmaantay Socdaalkeeda inuu ku qotomo Isbarasho iyo sidii loo Dardargelin lahaa Howlaha Shaqo ee Qaramada Midoobay ay ka wado Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts