HomeWararGanacsade Soomaaliyeed oo Abaalmarin lagu Guddoonsiiyay Dalka Mareykanka

Ganacsade Soomaaliyeed oo Abaalmarin lagu Guddoonsiiyay Dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa ku guuleysto abaal-marinta ganacsadaha sannadka ee Maryakanka, abaalmarintaas oo ay bixiso waaxda ganacsiga yar-yar ee dowladda Mareykanka. Kaahin ayaa dabayaaqada bishii hore ku guuleystay ganacsadaha sanadka ee gobolka Minneasota. Wuxuu dhowr makhaayadood ku leh gobolka Minnesota. Sharaf iyo karaamo ayay ii tahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa ku guuleysto abaal-marinta ganacsadaha sannadka ee Maryakanka, abaalmarintaas oo ay bixiso waaxda ganacsiga yar-yar ee dowladda Mareykanka.

Kaahin ayaa dabayaaqada bishii hore ku guuleystay ganacsadaha sanadka ee gobolka Minneasota. Wuxuu dhowr makhaayadood ku leh gobolka Minnesota.

- Advertisement -

Sharaf iyo karaamo ayay ii tahay in aan aqbalo abaal-marinta shakhsiga ganacsiga yar-yar ee qaranka ee sanadka. Runtii tani waa sharaf weyn, waana ka mahadcelinayaa” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, kadib guushan.

Kaahin ayaa iska leh makhaayadaha Afro Deli, kuwaas oo dhammaan cuntooyinka lagu kariya ay yihiin kuwa xalaal ah, oo qaarkood ay ka turjumaan dhaqanka Soomaaliga iyo kan Afrikada kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts