HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanno hoos yimaada Xarardheere

Ciidanka Xoogga dalka oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanno hoos yimaada Xarardheere

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Faah faahinno dheeeraad ah ayaa laga helayaa Howlgallo Ciidanka Xoogga Dalka ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen qaybo ka mid ah Gobolka Mudug. Howgalka ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka oo ahaa mid qorshaysan ayaa saaka ciidanku ka fuliyay Deegaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed ka xiga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Masuuliyiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahinno dheeeraad ah ayaa laga helayaa Howlgallo Ciidanka Xoogga Dalka ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen qaybo ka mid ah Gobolka Mudug.

Howgalka ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka oo ahaa mid qorshaysan ayaa saaka ciidanku ka fuliyay Deegaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed ka xiga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Masuuliyiinta Gobolka iyo Saraakiisha horkacaysay Howlgalkaasi ayaa guulo waa weyn ka sheegtay, waxaana ay tilmaameen inay dileen xubno ka tirsan Dagaalamayaasha AL-Shaabab.

Guddoomiyaha Degmada Xarardheere Maxamed Yuusuf kulmiye ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidamada oo ka war helay Gaari Al-Shabaab u siday Hub iyo dagaalamaayal hubeysan.

Waxaana Guddoomiyaha uu sheegay in ladilay xubno ka tirsan Al-Shabaab,  isla markaana gacanta lagu dhigay Hubkii ay wateen iyo labo gaari, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts