HomeWararShir Muqdisho uga furmay DFS iyo Wakiilo ka socday Deeqbixiyayaasha caalamiga

Shir Muqdisho uga furmay DFS iyo Wakiilo ka socday Deeqbixiyayaasha caalamiga

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka  Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlayaay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii gargaar loo gaarsiin la ahaa dadka danta yar ee ku nool gudaha dalka oo lugu qabtay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay Ergayaga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada ee arimaha ilaalinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka  Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlayaay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii gargaar loo gaarsiin la ahaa dadka danta yar ee ku nool gudaha dalka oo lugu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay Ergayaga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada ee arimaha ilaalinta bulshada Maxamed Cabdi Waare, Wakiilo ka socday deeqbixiyayaasha, hay’adaha gargaarka qaramada midoobay, hay’adaha aan dowliga ahayn ee gargaarka ka shaqeeyo, masuuliyiin ka socotay Dowlada Gobaleedyada dalka iyo hay’adaha gargaarka ee maxaliga ah.

- Advertisement -

Gudoomiye ku-xigeenka Hay’addda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa si rasmi ah u furay shirka heerkiisu sarreyo.

Guddoomiye Axmed Cabdi ayaa sheegay in shirkani uu ujedkiisa yahay sidii loogu codsan lahaa deeqbixiyayaasha in kor u qaadaan deeqaha ay ugu talagaleen bulshada gargaarka ee Soomaaliya si ay awood ugu yeeshaan in ay u gurmadaan shacabka ku nool deegaannada fog fog ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts