HomeWararCiidanka Somaliland oo Maanta madaafiic ku garaacay Laascaanood + Sawirro

Ciidanka Somaliland oo Maanta madaafiic ku garaacay Laascaanood + Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic culus oo Maanta ciidanka maamulka Somaliland ay ku garaaceen gudaha magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro burbur ah oo gaaray guryo iyo dhismayaal kale. Ciidanka Somaliland ee ku sugan aaga goojacadde ayaa duhurnimadii maanta dhowr madfac kusoo tuuray Laascaanood, kuwaasi oo qaarkood ku dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic culus oo Maanta ciidanka maamulka Somaliland ay ku garaaceen gudaha magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro burbur ah oo gaaray guryo iyo dhismayaal kale.

Ciidanka Somaliland ee ku sugan aaga goojacadde ayaa duhurnimadii maanta dhowr madfac kusoo tuuray Laascaanood, kuwaasi oo qaarkood ku dhacay guryo iyo dhismayaal kale, isla markaana gaarsiiyay burbur xooggan.

- Advertisement -

Dadka degan magaalada ayaa bilaabay in ay gabaad raadsadaan marka ay madaafiicda bilowdeen, duqeyntan imaaneysa xilli uusan jirin dagaal toos ah oo u dhaxeeya maanta ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka SSC.

Sawirro laga soo qaaday dhismayaasha ay ku dhaceen madaafiicda ayaa muujinayay baaxada khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay, dhanka kale illaa iyo hadda lama soo warin khasaaro nafeed oo geysteen madaafiicda lagu garaacay Laascaanood.

Ciidamada maamulka Somaliland oo ku sugan duleedka Laascaanood ayaa inta badan looga bartay in madaafiic kusoo garaacaan magaalada, xilliyada ay dagaalada socdaan, lamana oga duqeyntan maanta geesteen waxa keenay.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts