HomeWararMillateriga Somalia oo gacanta ku dhigay madaxii Al shabaab u qaabilsanaa qaraxyada...

Millateriga Somalia oo gacanta ku dhigay madaxii Al shabaab u qaabilsanaa qaraxyada iyo caafimaadka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada xooga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ee milatariga Somalia ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dagaalame ka tirsan AL-Shabaab, kaaasi oo ay ka qabteen degaan u dhaw Camaara. Dagaalamaha lasoo bandhigay ayay Saraakiisha Cidiamada Millaterigu sheegeen inuu ahaa madaxii al shabaab u qaabilsanaa qaraxyada iyo caafimaadka. Waxaana magaciisa lagu sheegay Salmaan Daadir. Amaaduulaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xooga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad ee milatariga Somalia ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dagaalame ka tirsan AL-Shabaab, kaaasi oo ay ka qabteen degaan u dhaw Camaara.

Dagaalamaha lasoo bandhigay ayay Saraakiisha Cidiamada Millaterigu sheegeen inuu ahaa madaxii al shabaab u qaabilsanaa qaraxyada iyo caafimaadka. Waxaana magaciisa lagu sheegay Salmaan Daadir.

- Advertisement -

Amaaduulaha guutada 13-aad ee qeybta 21-aad ee ciidanka xooga Gaashaanle Surcad ayaa sheegay iney soo qabteen shaqsigaan asaga gaari ku wada agabka laga sameeyo waxyaabaha qarxa iyo daawooyin Isla markaasna u wado fariisimaha al shabaab ay ku leeyihiin koofurta gobolka mudug.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts