HomeWararKulan looga hadlay Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlay Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed  Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah oo saabsan horumarrinta Amniga Caasimadda la qaatay Taliyaasha  Qeybta Guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Nabad Sugida G/le Sare Mahdi Cumar Mumin (Macalin Mahdi) iyo Gaashaanle Muxiyadiin Warbac. Kulankan ayaa looga […]

- Advertisement -

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed  Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah oo saabsan horumarrinta Amniga Caasimadda la qaatay Taliyaasha  Qeybta Guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Nabad Sugida G/le Sare Mahdi Cumar Mumin (Macalin Mahdi) iyo Gaashaanle Muxiyadiin Warbac.

Kulankan ayaa looga hadlay dardargalin sugida Nabadgalyada Caasimadda, gaar ahaan xoojinta howlgalada ka dhanka ah Alshabaab iyo la dagaalanka kooxaha burcadka ah ee dhaca u geysta bulshada.

- Advertisement -

Kusimaha Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yabooh ayaa ku amaanay Ciidamada Amniga sida ay had iyo jeer ugu taagan yihiin sugida Amniga Magaalada iyo badbaadinta shacabka.

Latest stories