HomeWararGalmudug oo Xarardheere, Ceeldheer iyo Galcad ka mamnuucday Khaadka

Galmudug oo Xarardheere, Ceeldheer iyo Galcad ka mamnuucday Khaadka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda amniga gudaha Galmudug ayaa Laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 25-01-2023, waxaa ay ka mamnuucday deegaannada ay ka socdaan howlgalada ka dhanka ah AL-Sahabab in la geeyo Qaad/Jaad, sababo la xiriira caqabad uu ku yahay howlgallada socdo. Waxa ay wasaaradda u digtay ganacstada, gaadiidleyda iyo cid walba ee ku howlan geynta qaad deegaannada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda amniga gudaha Galmudug ayaa Laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 25-01-2023, waxaa ay ka mamnuucday deegaannada ay ka socdaan howlgalada ka dhanka ah AL-Sahabab in la geeyo Qaad/Jaad, sababo la xiriira caqabad uu ku yahay howlgallada socdo.

Waxa ay wasaaradda u digtay ganacstada, gaadiidleyda iyo cid walba ee ku howlan geynta qaad deegaannada iyo degmooyinka ay ka socdaan howlgallada dib u xoreynta Galmudug, sida Xarardheere, Ceeldheer, Galcad iyo deegaannada hoos taga.

- Advertisement -

Wasaaraddu waxa ay ogeysiisay dhinacyada kor ku xusan in gaarigii lagu qabto isagoo wado Qaad/Jaad ay dowladda Galmudug la wareegi doonto, Qaadka saaran la gubi doono, wadaha gaarigana uu ciqaab adag la kulmi doono.

Ugu dambeyn, waxa ay wasaaradda amniga ay fartay laammaha ammaanka Galmudug in ay ka howlgalaan dhaqan-gelinta amarkaan, gacantana kusoo dhigaan cid walba ee u hoggaansami weyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts