HomeWararDowladda Soomaaliya oo mar kale sheegtay inay dagaal ku dishay Xubno ka...

Dowladda Soomaaliya oo mar kale sheegtay inay dagaal ku dishay Xubno ka tirsan AL-Shaabab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda, dadka degaanka oo isku dhinac ah iyo dagaalamaayasha AL-Sahabab, kaasi oo ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Mudug. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Miiroon oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, waxaana lagu soo waramaya in halkaas uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda, dadka degaanka oo isku dhinac ah iyo dagaalamaayasha AL-Sahabab, kaasi oo ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Miiroon oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, waxaana lagu soo waramaya in halkaas uu ka dhacay dagaalkhasaare badan dhaliyay oo u dhxeeeya laabda dhinac.

- Advertisement -

War lagu baahiyay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay In ka badan konton dagaalame oo AL-Shaabab ah lagu dilay hawlgalka maanta ka dhacay deegaanka Miiroon oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Howgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay dowladdu sheegtay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah Weerar ku qaaday deegaanka, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Howgalkaas ay khasaare ku gaarsiiyeen AL-Shabaab.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts