HomeWararDowladda Soomaaliya oo Ciidamo farabadan ka dejisay Magaalada Gaalkacyo

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo farabadan ka dejisay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo farbadan waxaa ay ku daabushay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kuwaasi oo ku biiri Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo ku sugan halkaasi. Ciidamadaan oo ka baxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Galkacyo ay ku tageen safar dhinac dhulka ah, waxaana la shaaciyay in ay qayb ka noqon […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo farbadan waxaa ay ku daabushay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kuwaasi oo ku biiri Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo ku sugan halkaasi.

Ciidamadaan oo ka baxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Galkacyo ay ku tageen safar dhinac dhulka ah, waxaana la shaaciyay in ay qayb ka noqon doonaan dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha AL-Shabaab eek a socda Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Ciidanka tagay Gaalkacyo ayaa waxaa u dhammeystiran Saanaddooda dagaal, waxaana halkaasi ay kula biireen Ciidankii horay ugu sugnaa Gaalkacyo.

Degaanada Maamulka Galmduug ayaa waxaa dhawaanahaan ka socday dagaallo u dhexeeya AL-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah, waxaana qaybo ka mid ah Gobolada Galgaduud iyo Mudug ka dhacay dagaallo Culus oo u dhexeeya labada dhinac.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts