HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo horumarin ku sameynaysa Garoomada Kubadda Cagta Caasimadda Muqdisho

Xukuumadda Soomaaliya oo horumarin ku sameynaysa Garoomada Kubadda Cagta Caasimadda Muqdisho

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda ayaa  kormeeray garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada Muqdisho. Wasiir Maxamed Barre iyo masuuliyiinta wasaaradda ee la socday oo ay weheliyaan Injineero indho indhayn ku samaynaya sida loo horumarin karo garoomada […]

- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda ayaa  kormeeray garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada Muqdisho.

Wasiir Maxamed Barre iyo masuuliyiinta wasaaradda ee la socday oo ay weheliyaan Injineero indho indhayn ku samaynaya sida loo horumarin karo garoomada ayaa booqdeen  Muqdisho Stadium,  Injineer Yiriisow, iyo Wiish.

- Advertisement -

Ujeedka kormeerka ayaa ahaa qiimayn guud iyo sidii loo dayactiri lahaa garoomada iyadoo qorshaha horumarinta xukuumadda ay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ugu jiraan horumarinta garoomada dalka.

bilaha hore ee sanadkan ayaa la filayaa in la qabto tartankii ciyaaraha dowlad goboleedyada iyadoo sanadkan lagu soo kordhiyay ciyaaraha kubadda kolayga.

Latest stories