HomeWararShacab Caraysan oo weeraray Saldhig ay Laascaanood ku lahaayeen Ciidanka Somaliland

Shacab Caraysan oo weeraray Saldhig ay Laascaanood ku lahaayeen Ciidanka Somaliland

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar lagu qaaaday saldhigyo ay Ciidanka Somaliland ku leeyihiin Xaafado ka mid ah Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen rabshado xooggan. Wararku waxaa ay sheegayaan in Xalay Saqdiin dhexe weeerar lagu ekeeyay Saldhigga,waxaana si gaar ah loo beegsaday Ciidamo Boolis ah iyo […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar lagu qaaaday saldhigyo ay Ciidanka Somaliland ku leeyihiin Xaafado ka mid ah Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen rabshado xooggan.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Xalay Saqdiin dhexe weeerar lagu ekeeyay Saldhigga,waxaana si gaar ah loo beegsaday Ciidamo Boolis ah iyo kuwo Millateri ah, waxaana weerarkaasi ku qaaday dad shacab ah oo caraysan, kana mid ah dadkii maalmahaan banaanbaxyada waday.

- Advertisement -

Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda lagu magacaabo Durdur, waxaana la sheegay in khasaare uu soo gaaray dadkii caraysnaa ee weeraray Ciidanka Somaliland, qaar ka mid ah dadka dhaawacmaya yaan Cusbtiaalada la dhigay sida wararku tilmaamayaan.

Magaaalada Laascaanood ayaa waxaa wali ka taagan Xiisadda kulul ee u dhexeysa Ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka ah ee caraysan.

Waxaana dadka Rayidka ah ee Magaaladaasi ay si weyn kaga caraysan yihin beegsi lagu hayo haldoorka Magaalada,taasi oo keentay in bulshadu ay kacdo, maaddaama dadkoodii wax galka ahaa dilal qorsheysan lagula kacay, waxaana maalmahaan socday banaaanbaxyo ka dhan ah Somaliland.

Latest stories