HomeWararDad ku geeriyooday Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Australia

Dad ku geeriyooday Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Australia

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

4 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen xilli ay Hawada Dhexe duulayeen. Shilkaasi oo ka dhacay meel ku dhow Barxadda Xeebta Golden Coast ee aadka u mashquulka badan bishan January ee Fasaxa xilliga Kulaylaha. Mid ka mid ah Helicopter-ada ayaa shilka kadib si […]

- Advertisement -

4 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen xilli ay Hawada Dhexe duulayeen.

Shilkaasi oo ka dhacay meel ku dhow Barxadda Xeebta Golden Coast ee aadka u mashquulka badan bishan January ee Fasaxa xilliga Kulaylaha.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Helicopter-ada ayaa shilka kadib si nabad ah ku degtay Bacaadka Xeebta,  balse firirka burburka ee Helikopterka kale ayaa ku daadsanaa Deegaankaasi.

Taliyaha Badbaadada Gaadiidka ee Australia, Angus Mitchell ayaa sheegay inuu soco baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.

Adeega Ambalaaska ee Queenland waxay sheegeen inay goobta ka qaadeen 13 qof oo ku dhaawacmay Shilkaasi

Latest stories