HomeWararAadan Madoobe oo Guddi gaar ah u Magacaabay Xaaladda Cakiran ee ka...

Aadan Madoobe oo Guddi gaar ah u Magacaabay Xaaladda Cakiran ee ka taagan Laascaanood

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laas-caanood.

Guddiga uu Magacaabay Aadan madoobe ayaa ka kooban ilaa iyo 10 xubnood oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddiga ayaa la faray inay kasoo talo bixiyaan Xaaladda ka aloosan Laascaanood,waxaana si gaar ah loo faray inay warbixin ka keenaan dadka ku dhintay, dhaawacyada iyo dadka ku barakacay dhibaatooyinka ka taaagan Gobolkaasi.

Hoos ka akhriso Warqadda Magacaabista Guddiga

Latest stories