HomeWararGalmudug oo War kasoo saartay Odayaal ay ku Xirtay Magaalada Dhuusamareeb

Galmudug oo War kasoo saartay Odayaal ay ku Xirtay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab. Odayaasha oo gaaraya saddex, ayaa sida la sheegay ka soo laabtay deegaanno ay maamulaan Al-Shabaab oo ka tirsan Galmudug, waxaana la qabtay kaddib markii ay ka war bixiyeen heshiis ay sheegeen inay la galeen Shabaab. Maamulka […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab.

Odayaasha oo gaaraya saddex, ayaa sida la sheegay ka soo laabtay deegaanno ay maamulaan Al-Shabaab oo ka tirsan Galmudug, waxaana la qabtay kaddib markii ay ka war bixiyeen heshiis ay sheegeen inay la galeen Shabaab.

- Advertisement -

Maamulka Galmudug ayaana dhankooda kahadlay Odayaashaasi ay xireen,waxaana Wasiirka Amniga Maamulka Galmdudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidanka aminga maamulkaasi ay xireen Odayaasha.

Wasiirka amniga Galmudug, Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa intaasi kud aray inaysan marnaba ogolaan doonin Cid gacansaar la leh AL-Shabaab, waxaana uu shegay in Odayaasha ay soo xireen ay tallaabo ka qaadi doonaan.

Latest stories