HomeWararHowlgal Qorsheysan oo laga fuliyay waddada isku Xirta Muqdisho iyo Marko

Howlgal Qorsheysan oo laga fuliyay waddada isku Xirta Muqdisho iyo Marko

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada Dowladda gaar ahaan Ciidanka Gaarka ah ee NISA iyo kuwa Booliska  ee Haramcad ayaa howgallo waxaa ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa ahaa mid qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka gaarka ah ee NISA iyo Booliska Haramcad kaas oo sida la sheegay ujeedkiisu ahaa xaqiijinta ammaanka waddada isku xirta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Dowladda gaar ahaan Ciidanka Gaarka ah ee NISA iyo kuwa Booliska  ee Haramcad ayaa howgallo waxaa ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlgalka ayaa ahaa mid qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka gaarka ah ee NISA iyo Booliska Haramcad kaas oo sida la sheegay ujeedkiisu ahaa xaqiijinta ammaanka waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho ilaa Marko.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka horkacaysa ayaa sheegay in howlgalkaasi ay ku burburiyeen xarumo qarsoodi ahaa oo Al-Shabaab  ay ku lahaayeen deegaannada Ceel-maracade, Garas Gawaan, Galka Saalimo iyo deegaano hoos taga Number 60, kuwaasi oo u ahaa maxkamad iyo xarumo kale.

Intii howlgalku uu socday sidoo kale ciidamadu waxay sheegeen inay xireen wadooyin Al-Shabaab ay u isticmaali jireen gudbinta gawaarida waxyaabaha qarxa ay ku xiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts