HomeWararRag hubeysan oo Maanta la wareegay Xarun ay leedahay Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Rag hubeysan oo Maanta la wareegay Xarun ay leedahay Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gobolkaas ay la wareegeen rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed, kuwaasi oo saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda. Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee socday, bannaankana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gobolkaas ay la wareegeen rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed, kuwaasi oo saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda.

Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee socday, bannaankana u soo saaray shaqaalihii ku sugnaa Xarunta.

- Advertisement -

Lama oga ujeedada ka dambeysa, balse maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay cabashooyin la sheegay inay soo gudbinayeen bulshada magaalada iyo eedeymo musuq maasuq ee loo jeedinayo xubnaha ugu sareeya Wasaaradda ee Gobolka Mudug.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Puntland ayaan illaa iyo hadda wax war ah kasoo saarin tallaabada albaabada la isugu dhuftay Xaruntiisa Wasaaradda ku laheyd magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ee dhanka Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts