HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayey oo Maanta yimid Muqdisho

Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayey oo Maanta yimid Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo saaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda. Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa ujeedka safarkiisa Muqdisho uu yahay ka qeyb galka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho, kaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo saaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa ujeedka safarkiisa Muqdisho uu yahay ka qeyb galka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho, kaasi oo dhexmaraya Madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada.

- Advertisement -

Shalay ayaa waxaa shalay yimid Muqdisho, Madaxweynaha Hirshabeelle Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, halka weli aysan caasimadda imaan Madaxda maamulada Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed, iyagoon kasoo wajahan Muqdisho.

Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa loo balansan yahay inuu magaalada Muqdisho ka furmo dabayaaqada bishan December, sida hore loogu shaaciyay War-murtiyeedkii ug dambeeyey ee ka soo baxay shirka golaha wadatashiga ee Muqdisho lagu qabtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts