HomeWararKalluumeysato 8 sanno lagu haystay gudaha Soomaaliya oo la sii daayey

Kalluumeysato 8 sanno lagu haystay gudaha Soomaaliya oo la sii daayey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

14 Kalluumeysato u dhashay dalka Iran ayaa la sii daayey, kadib, markii Wada-xaajood muddo dheer socday laga galay sidii loo sii dayn lahaa Kalluumeysatadaasi oo sanadkii 2014kii laga qabtay iyagoo ka jillaabanaya Xeebaha Somalia. Kalluumeysatadaasi ayaa waxay dhamaantooda ka soo jeedaan magaalladda Chabar ee ku taalla Koonfurta dalka Iran. Wakaalladda Wararka Iran ee Tasnim News […]

- Advertisement -
- Advertisement -

14 Kalluumeysato u dhashay dalka Iran ayaa la sii daayey, kadib, markii Wada-xaajood muddo dheer socday laga galay sidii loo sii dayn lahaa Kalluumeysatadaasi oo sanadkii 2014kii laga qabtay iyagoo ka jillaabanaya Xeebaha Somalia.

Kalluumeysatadaasi ayaa waxay dhamaantooda ka soo jeedaan magaalladda Chabar ee ku taalla Koonfurta dalka Iran.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Iran ee Tasnim News Agency oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa qortay in Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iran, Xuseen Karaabi ee Gobalka Jabahar Alxura ee dalkaasi(ممثل وزارة الخارجية في منطقة جابهار الحرة) uu sheegay in dadaalka lagu sii daayey Kalluumeysatadaasi uu muddo dheer u socday Safaarada Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran ku leedahay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, Mas’uuliyiin Dowladeed iyo Madaxda Odayaasha Dhaqanka, was sida uu Hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray in Kalluumeysatada Iran lagu wado inay Caawa oo Axad ah ka degaan Garoonka Caalamiga ee Imam Al-Khumeyni Airport ee ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Tehran.

Kalluumeysatada ayaa waxaa la sheegay inay soo qaaday mid ka mid ah Shirkadaha Diyaaradaha, kadib, markii ay Kalluumeysatadaasi ka  ambabaxeen magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

W/Q: Ustaad Nuradin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts