HomeWararZelenskyy oo mar kale dalbaday kaalmo millateri oo deg deg ah

Zelenskyy oo mar kale dalbaday kaalmo millateri oo deg deg ah

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo ka hadlay kulan ay Isniintii dalka Latvia ku yeesheen hoggaamiyeyaasha kooxda ciidamada isku dhafka ah ee loo soo gaabiyo (JEF) ayaa si degdeg ah u dalbaday kaalmo militari iyo mid difaac oo dheeri ah. Ciidamada Isku-dhafka ah ee ay hoggaamiso boqortooyada UK, waxaa dalalka xubnaha ka ah ka mid ah […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo ka hadlay kulan ay Isniintii dalka Latvia ku yeesheen hoggaamiyeyaasha kooxda ciidamada isku dhafka ah ee loo soo gaabiyo (JEF) ayaa si degdeg ah u dalbaday kaalmo militari iyo mid difaac oo dheeri ah.

Ciidamada Isku-dhafka ah ee ay hoggaamiso boqortooyada UK, waxaa dalalka xubnaha ka ah ka mid ah Denmark, Finland, Estonia, Iceland, Latvia, Lithuania, Netherlands, Sweden iyo Norway; siddeed ka mid ah kooxda ayaa sidoo kale xubno ka ah Isbahaysiga NATO, iyadoo Finland iyo Sweden aysan wali ka mid noqon isbahaysigaasi militari.

Latest stories