HomeWararQoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb iyo soodhweyn loo sameeyay

Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb iyo soodhweyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kadib safar gaaban oo ku tagay dalka dibadiisa. Masuuliyiin uu ugu horreeyo Madaxweyne ku xigeenka xigeenka  Galmudug Cali Dahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur gacal, xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kadib safar gaaban oo ku tagay dalka dibadiisa.

Masuuliyiin uu ugu horreeyo Madaxweyne ku xigeenka xigeenka  Galmudug Cali Dahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur gacal, xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug, maamulka caasimadda iyo masuuliyiin kale ayaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Degaanada Galmudug ayaa waxaa la filayaa in dhawaan ay ka bilowdaan dagaallo ka dhan ah AL-Shabaab,iyadoo Horay qoorqoor uu u sheegay in ay degaanada laga haysto dhulka ka Galmudug ay ka bilaaban doonan howgallo ka dhan ah AL-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts