HomeWararWasiir ka tirsan Koofur Galbeed oo Xilkii ka qaaday Oday Dhaqameed

Wasiir ka tirsan Koofur Galbeed oo Xilkii ka qaaday Oday Dhaqameed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa xilkii Malaaqnimo ka qaadey Malaaq (Oday dhaqameed) Mohamed Adow Mohamed. Wareegto ka soo baxday Wasiirka ayaa lagu sheegay in Mad Eddow oo malaaq u ah mid ka mid ah beelaha koofur Galbeed xilka looga qaaday takrifal awoodeed iyo kala qaybin uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa xilkii Malaaqnimo ka qaadey Malaaq (Oday dhaqameed) Mohamed Adow Mohamed.

Wareegto ka soo baxday Wasiirka ayaa lagu sheegay in Mad Eddow oo malaaq u ah mid ka mid ah beelaha koofur Galbeed xilka looga qaaday takrifal awoodeed iyo kala qaybin uu ku sameeyay beeshiisa, wuxuuna faray beeshaas in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo doortaan malaaq cusub., waa sida lagu sheegay wareegtada kasoo baxday Wasiirka.

- Advertisement -

HOOS KA AKHRISO WARQADDA XIL KA QAADISTA

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts