HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo  ka dhacay degaan Hoos...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo  ka dhacay degaan Hoos taga Burtinle

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil gaari oo ka dhacay deegaanka Farjano oo hoostaga Degmada Burtinle ee Gobolka Nugal ee Maamul Goboleedka Puntland. Shilkaasi ayaa lasoo sheegayaa imuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana la xaqiijiyay Dhimashada labo qof iyo dhaawaca sadex qof oo kale, waxaana shilkaasi yimid kadib markii ay  isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil gaari oo ka dhacay deegaanka Farjano oo hoostaga Degmada Burtinle ee Gobolka Nugal ee Maamul Goboleedka Puntland.

Shilkaasi ayaa lasoo sheegayaa imuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana la xaqiijiyay Dhimashada labo qof iyo dhaawaca sadex qof oo kale, waxaana shilkaasi yimid kadib markii ay  isku dhaceen gawaarida nooca looyaqaan Maarkeed iyo Candha-baydle.

- Advertisement -

Ciidanka booliska qaybta Nabadgelyada waddooyinka ayaa markiiba ka howlgalay iyagoo dhimashada iyo dhaawaca geeyay isbitalka wayn ee degmada Burtinle waxayna bilaabay baaritaan ku aadan sida uu shilka udhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts