HomeWararMadaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddoomiye ku Xigeenno

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddoomiye ku Xigeenno

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada.

Axmed Madoobe ayaa Axmed Afey Cabdi u Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo maaliyadda, Cabdi Cawil Xasan ayuu u maagcaabay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha dowladda Hoose, halka Najiib Barre Salaad loo Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Warqadda magacaabista

Latest stories