HomeWararAskari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Darawal Gaari si bareer ah ugu...

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Darawal Gaari si bareer ah ugu dilay Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino ayaa laga helayaa Askari ka tirsan ciidanka Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Maanta darawal gaari si bareer ah ugu dilay Bar-koontarool oo ku taalla degmadaas. Darawalka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Seylax Cabdulle ayaa xilliga la dilayay waday gaari Hoomey ah, isaga oo ka baxay Magaalada Muqdisho, kuna wajahnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa Askari ka tirsan ciidanka Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Maanta darawal gaari si bareer ah ugu dilay Bar-koontarool oo ku taalla degmadaas.

Darawalka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Seylax Cabdulle ayaa xilliga la dilayay waday gaari Hoomey ah, isaga oo ka baxay Magaalada Muqdisho, kuna wajahnaa degaanka Caadleey ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Askariga falka geystay uu baxsaday, qaar kamid ah qoyska Marxuumka dhintay ayaa tegay goobta uu falka ka dhacay, isla markaana halkaas ka qaaday Meydka, oo Maanta la aasi doono.

Inta badan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee jooga baraha koontaroolada ayaa dilal mararka qaarkood u geysta darawalada gaadiidka kaxeeya, waxaana falalkaas ay ku yimaadaan Murano ka dhasha lacag laga qaado gaadiileyda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts