HomeWararAskari dil u gaystay Darawal Gaari oo gacanta lagu soo dhigay

Askari dil u gaystay Darawal Gaari oo gacanta lagu soo dhigay

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Waxaa goordhaweyd gacanta lagu soo dhigay Askari Barqanimadii maanta Darwal Gaari si bareer ah ugu dilay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Gacan ku dhiiglaha oo goobta isaga cararay markuu dilka gaystay ayaa waxaa lagu guulaystay in lasoo qabto xili uu ku dhuumaalaysanaayy Beer ku taalla degmadaasi, waxaana haatan Xabsiga lasoo dhigay Askarigaasi.

- Advertisement -

Askariga lasoo qabtay ayaa waxaa la sheegay inuu 10 kun oo shilin darteed uu u dilay darawalka, waxaana dilkaasi uu ka dhacay kontrool ku yaalla degmada Balacd halkaasi oo isbaaro u taallay gacan ku dhiiglaha.

Ciidanka ammaanka ayaa haatan gacanta ku haya Askariga dilka gaystay, waxaana loo gubin doonaa hay’adaha ku shaqada leh.

Latest stories