HomeWararSomalila iyo Niger oo ka wada hadlay sidii loosoo deyn lahaa dhalinyaro...

Somalila iyo Niger oo ka wada hadlay sidii loosoo deyn lahaa dhalinyaro ku xiran Xabsiyada dalkaas

Date:

Related stories

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Mudane Salah Jama ayaa intuu ku sugnaa dalka Niger wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Niger Mohamed Bazoum isagoo kala hadlay qodobo ay kamid yihiin in labada dal oo kujira duruufo isku dhaw ay u yeeshaan xiriir dhaw, kana wada shaqeeyaan horumarka labada dal. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa u […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Mudane Salah Jama ayaa intuu ku sugnaa dalka Niger wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Niger Mohamed Bazoum isagoo kala hadlay qodobo ay kamid yihiin in labada dal oo kujira duruufo isku dhaw ay u yeeshaan xiriir dhaw, kana wada shaqeeyaan horumarka labada dal.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa u gudbiyay Madaxweynaha Niger in lasoo daayo 5 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo muddo sannad ku dhaw ku xirnaa dalkaas. Madaxweyne Bazoum ayaa dhankiisa sheegay in uu u kuur-gali doono xaaladda dhallinyaradaas kadibna wax ka qaban doono si degdeg ah.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa u mahad celiyay Madaxweynaha dalkaas marti gelinta shirka Warshadaynta iyo isu-dheelli tirka dhaqaalaha oo muhiimad gaar ah u lahaa dalalka Afrika.

Latest stories