HomeWararKooxo hubeysan oo mid kamida Dalalka Afrika ka Afduubtay Gabar Soomaali ah

Kooxo hubeysan oo mid kamida Dalalka Afrika ka Afduubtay Gabar Soomaali ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan oo ka kooban illaa 5 ayaa la sheegay inay gudaha u galeen dukaan ku yaalla deegaanka Delft ee hoostaga magaalada Cape Town , isla markaana ay lasoo baxeen Gabar yar, xilli aabaheed uu gaari ka dajinayay adeeg loo keenay dukaanka. Afhayeenka Booliska gobolka western  Cape Ndakhe Gwala oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan oo ka kooban illaa 5 ayaa la sheegay inay gudaha u galeen dukaan ku yaalla deegaanka Delft ee hoostaga magaalada Cape Town , isla markaana ay lasoo baxeen Gabar yar, xilli aabaheed uu gaari ka dajinayay adeeg loo keenay dukaanka.

Afhayeenka Booliska gobolka western  Cape Ndakhe Gwala oo la hadlay warbaahinta dalkaas ayaa sheegay in kiiska afduubka ee gabadha Soomaaliyeed ay ka war heleen ayna ku mashquulsan yihiin baaritaankiisa.

- Advertisement -

Inkasto aan si rasmi ah loo shaacin magaca gabadha Soomaaliyeed ee la afduubtay, hadane waxaa la sheegay in ay magalada Cape town ku sugneyd sadax bilood oo kali.

Falalka Afduubka ah ee dalka ka dhaca waqtiyadan dambe ayaa u muuqda mid saameeyn kusii yeelanaya Soomaalida degan dalka Koonfur afrika iyadoo dhowr jeer ee hore la diwaan galiyay dhacdooyin afduub ah oo soomaali loogu geeystay

Kooxaha afduubka geysta ayaa caadiyan lacago madax furasha ah weydiya ehelada qofka ay afduubtan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts