HomeWararDowladda oo 5 Dal kala hadashay taageerida nidaamka Caafimaadka ee dalka

Dowladda oo 5 Dal kala hadashay taageerida nidaamka Caafimaadka ee dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo kulama duceedyo la qaatey Qaar ka mid ah Wasiirada dhigiisa ah ee kasoo qeyb galey Shirka looga hadlayo Il ma qabatada adkeysiga u leh dawooyinka ee ka socda Dalka Cumaan. Iyada oo lagu guda jiro maalintii labaad ee shirka Caalamiga ah ee ka Tashiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo kulama duceedyo la qaatey Qaar ka mid ah Wasiirada dhigiisa ah ee kasoo qeyb galey Shirka looga hadlayo Il ma qabatada adkeysiga u leh dawooyinka ee ka socda Dalka Cumaan.

Iyada oo lagu guda jiro maalintii labaad ee shirka Caalamiga ah ee ka Tashiga il ma Aragtada adkaysiga u leh dawooyinka kaas oo ka socda magaalada Muscat ee Dalka Cuman ayaa  wuxuu Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS uu la qaatay kulamo kala duwan qaar ka mid ah Wasiirada ka qayb galaya shirka ee ka socdey dalalka Caalamka.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa wuxuu kulama gaar- gaar ah la yeeshay wasiirada kala ah:

1- Wasiirka Wasaaradda  Caafimaadk dalka Cuman

2- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dalka Sucuudiga

- Advertisement -

3- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dalka Netherlands

4- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlada Sweden

5- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dalka Bangladesh.

Wasiirka iyo dhammaan wasiirada uu la kulmay ayaa iska waraystay xaalada qeybta Caafimaadka ee dalka Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dadaalka dib loogu dhisayo nidaamka caafimaadka ee Soomaaliya.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cali Xaaji Aadan ayaa u mahdceliyay Wasiirada kuwooda taageeray nidaamka caafimaadka ee dalka Soomaaliya.

Ugu danbayn Wasiirka iyo Wasiirada kale ee dhiggiisa ah ayaa ku balamay in la xoojiyo xiriirka ka dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo dalalkooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts