HomeWararDowladda oo magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines

Dowladda oo magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Cismaan Egal ayaa Maanta magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Fardowsa Cismaan ayaa lagu magacaabay Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines, kuwaasi oo ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Cali Gacal Caddow. Magacaabista Guddigaan ayaa ku […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Cismaan Egal ayaa Maanta magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Fardowsa Cismaan ayaa lagu magacaabay Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines, kuwaasi oo ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Cali Gacal Caddow.

- Advertisement -

Magacaabista Guddigaan ayaa ku timid sida lagu caddeeyay wareegtada,  kadib la-tashiyo badan oo ay sameeysay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, isla markaana lagu go’aamiyey dib u howlgelinta Shirkaddii Soomaali Airlines.

Dib u haowlgalinta Soomaali Airlines ayaa Soomaaliya uga dhigan guul wayn, iyadoona 30 sanno ee u dambaysay ay hawlgab ahayd diyaaraddu, taas oo meesha ay ka saareen dagaaladii Sokeeye ee dalka ka qarxay.

Hoos ka Akhriso wareegtada magacaabista 

- Advertisement -

Latest stories